multikulti

Deynta

Debt

Child Documents

Heyadaha Warbixinta Amaahda
Heyadaha Warbixinta Amaahda waxay hayan waraar tafatiran oo ku sabasan Heeshiisyo Amaahda, lacago Amaah aan la bixinin, Qofka Amaahda bixinwayay oo Maxkamada Degmada ku xakuntay[ county court judgment] in u bixiyo iyo warbixinta dadka codkooda bixinkara lisskoda [electoral register]. Amaahiyahu waxuu kaliyo gudbin kara warbixin laxirirta heeshis amaah iyo lacag lagugu leeyahay haddi ay kuu sheegan in ay dhici karto in ay warkaas gudbinayan. (Sheegidaasu waxay badana la socota Heeshiiska Amaahda). Haddu sidaas sameeynin waxu jabiyay qaynunki ilaalinta wararka aad haysid (Data Protection Act).
http://www.multikulti.org.uk/so/debt/credit-reference-agencies/
Iibsiga Alaabada: xuquuqdaada
haddii ay cusubyihiin iyo haddii kale, alaabada aad ka iibsato dukaanka, suuqa, kataloga (buuga) ama ganacsade kasta waa inay tayo macquul ah lahaadaan (quality). Hadii ay alaabadau marka ugu horaysa ee tijaabiso ay shaqaynwaayaan waad iska diidi kartaa, lacagtaadana lasoo noqon kartaa. Warqadanu waxay kuu sheegaysaa xuquuqdaada sharciyeed.
http://www.multikulti.org.uk/so/debt/buying-goods-your-rights/
Maxaa laga Sameeyaa Deynta amah - ijar wax ku ibsasho / sharud wax ku ibsasho
Inkaasto dadka wax badan ka hadlan wax ku gadashada heeshis ijar wax ku ibsasho (hire purchase(HP)) hadana aad uma badna habkaan in wax lagu iibsado. Baabuurta aya ubadan waxa lagu kala gato heeshis ijar wax ku ibsasho ama heeshis sharutleh wax ku ibsasho (Conditional sale or hire purchase Agreements). Adiga alaabta malihid ilaa aad bixisid amahdi lagu heeshiyay oo dhan. Taas micnaheedu waxuu yahay, lama ay mid aha heshiisyada amahda cadiga ah (Ordinary Credit Agreement). Heshiisyada amahda cadiga ah alaabta aad ku gadato adiga iska lehe lagabilaabo waqtigi aad amahda qadatay. Qofka amahda lagaga qatay alaabta lama naqonkaro. Waxay kaliyo ku waydin karan inaad bixisid lacagta ay kugu leyehin.
http://www.multikulti.org.uk/so/debt/how-to-deal-with-hire-purchase-debt/
Qolada Amaahda Dadka ka soo Qaada iyo Canshurta Golaha Degmada.
Tan waa warbixin dhab ah oo ku sabsan qolada amaahda dadka kasoo qaada[bailiffs] oo ku iman kara iyago isku dayaya in ay kaa qadan canshurta golaha degmada [council-tax] ama canshurta wajibadka bulshada [community charge or poll tax.]
http://www.multikulti.org.uk/so/debt/bailiffs-council-tax/
Shuftaynta – yaan lagu helin! Iska jir tuugada & khiyaamada
Maxaad samayn lahayd hadii telifoon ama warqad laguu soo diro laguugu sheegayo in lagugu qorey baqtiyaa-nasiib? Hadii aad yeesho waxa suurogal ah inaad kumayaal gini khasaarto. Warqadanu waxay kaaga digaysaa shirqoolista. Shirqoolistu waa dabino lagaaga xadayo lacagta."
http://www.multikulti.org.uk/so/debt/tricks-dont-get-caught-out-beware-of-fraud/
Waxa laga sameeyo deynti u qabay gof dhintay
Marku qof dhinto, deynta waxa laga qadan kara xoolihi ama lacagti u katagay (estate). Qofkale looma bahna in u bixiyo hadi usan deynta wax ka qabin, sida hadi deyntu labadooda magacba aan lagu qaadan ama u san wakiil ka qadin. In la habbeeyo xoolaha u qofku katagay wareer bey noqon karta. Waxaadna u bahnan karta talo xaga sharciga. Qoralkaan waxuu kusinaya warbixin asas ama gogol dhig ah oo kaa cawina goansiga waxad ka sameynaysid deynta.
http://www.multikulti.org.uk/so/debt/what-to-do-about-debts-when-someone-dies/
www.multikulti.org.uk