Skip Navigation | Accessibility

information, advice, guidance and learning materials in community languages

Reer qatar dhexdooda isu ah
Domestic Violence

Waraqadaan waxeey sharaxeeysa waxii gar gar ah oo deg deg in lagugu guriyeeyo ah oo aad heli karto mark aad la kulantiti qatar reerkagadhexdiis ah (domestic violence) sida jirdil ama dhibato kale oo kaga timi qof aad is qabtan ama qof aad kala tageen.

Waxa ugu horeeya oo la sameeyo

Haddi aad qatardegdeg ah ad ku jirto waxa laga yaba in aad u bahantahay in aad guriga ka tago. Laxiriir boliska is ay ku geeyan meel nabdagelyo ah. Marka kadibna lahadla cid ku sheegeta waxa kufuran in aad sameysid Waxa surta gal noqon kara in aad la joogtid dad garbadada ah ama saxiibada ah oo ku sin kara gacan.

Meel aad ku Qaxdid

Waxa jira guryo logu talagalay naagaha oo sinay meel nabad ah oo ay joogana intay ka goansanayan waxa laba oo ay sameynaah. Meelaha lagu qaxo waa meelo qarsodiah oo lagaga difaacayo dadka aad ka baaysit. Meelaha lagu qaxo waxeey ku yalan wadan ka oo dhan, sida darted haddii aad ka baqdid in midka kudhow laga helo waxaa lagu geeyah kara mid kafog xafadada. Meelahan badana waxaay qabitan naagaha iyo caruurta. Qarkoodawilasha dadoodu xoga weyntahay ma ogola. Badana marti raga ma u iman karan naagaha ku jira meelahase. Waxa jira meel lagu qaxu oo dad gar ah kaliya laga cawino sida naagaaha Ashiyanka ah. Dadka meelaha lagu qaxo ka shaqeeya waxaay bixiyan gargarah niyaad dajin iyo mid kaleba, sida in aay ka cawinan si aad u dalbatit daryeelka dowladda. Waxeey kalo ay kalo hadli karan si aad guri aad waqti dheer ku noolatit u heli kartid. Majiran meel nimanka ku qaxaan lakiin waxa jire layne telfoon oo nimanka qatar ku jira jirdilka ama kuwaa kufsasho iyo faraxumeeyna lo gaystay. Nimbarka Telfoonka waxuu ku qoran yahay warqadan dhamadadkeeda.

Cawinada golaha degamada

Waa in aad ka hesha cawinaad golaha degmada, utaga golaha degmada geybtoda dadka guri la’anta ah, una sheega xaladada. Golaha degmada waa in ay guri ku meel garah ku siyaan in teey xaladada Firinayan qasab ma aha in aad cadeeysid in dhiblaagugu sameeyay. Golaha degmada waa in ay ku cawinana xita haddi lagu dharatow lakiin wali lagu dilin.

Gurigaga hadaad joogayso

Haddi aad rabto in aad joogto gurigaga waxaad yeelikarta warqada maxkamadeeda oo kacelineysa qofka dhibka kugu haa in u agataada yimado. Warqadaasu waa amar maxkamadeeda oo u sheegayasa qofkaas waxaa u sameeyn karo iyo waxa usan sameeyn Karin. Waxa macqul ah in degdeg lagu helo wargadaasa. Maha in aad cadeeysida in u qofkaas Qatar kugu hayo lakiin waa in aad boliska u tagta oo ku dacweeysa qofka dhibka kuga sameeyaya ama yiri waa kugu sameeynaya. Waxaa helikarta amar maxkamada oo ka joojinaya qokaas in u gurigaga soo galo in haddi aad gurileedahay (xitahaddi lagula leeyahay ). Heeshiiska kirsiga magacga ku qoranyahay. Haddi xaladdadu sida ka duwan tahay. Maka joojin kartid qofkaas in u guriga sogalo lakiin waxa heli karta amar maxkaamadeeda oo qofaas ka joojinaye in u agtaada imaado. Taas ma ah in ee ka joojiso golaha degmada in ay ku cawinaan.

Meesha lo aado cawinaada

Tal, taban tabo iyo takuleeyna silo helo meel nabad gelyo ah oo UK ah, waxa wacadad

Refuge 24 hour crisis line telfoon ka ah 08705995443

Women’s aid federation 0845 702 3468

Survivors UK (nimanka telfoon laga cawino) 020 77613 0808 (talaadoyinka 7-10pm)

Warbixin inta dhafsan

Wargadan intay ku sheegayso oo ku sabsan dad qatarta ku jira. Warbixinta gar garka deg degah iyo kan wagtiga dheer ahba waxa ka heleysa www.shelternet.org.uk ama waxa telfoon ka shelter-line 0808 – 800 -444 (24 sac lacagla’an)