Skip Navigation | Accessibility

information, advice, guidance and learning materials in community languages

Caafimaad
Health

Adeeg caafimaad (NHS) ee dadka waaweyn
Special NHS Services for older people
Dhiiri gelinta caafimaadka iyo is hortaaga xanuunada waa qayb muhiim ah oo ka mid ah daryeelka caafimaadka. Talaabooyin dhowr ah baa la bilaabay sidii dadka waaweyni ay u heli lahaayeen nolol xor ah oo caafimaad leh.
Adeega caafimaadka qaranka NHS oo joogto ah
Continuing NHS health care services,
Hadii aad buuxiso (shuruuda), waxa aad adeega ku qaadan kartaa meelo kala duwan – sida cisbitaalka, guriga, guryaha daryeweelka, cisbitaalka maalineed, ama xarunta. Jiheenta dawlada waxay adkaysaa in aan samaynta daryeel
Adeega kale ee daryeelka asaasiga caafimaad ee NHS ta
Other NHS primary care services
Dakhtarkaagu (GP) waxa uu awoodaa inuu kuu gudbiyo khubaro kaa daweeya xanuunaaada qaarkood. Waxay kugu soo booqan karaan gurigaaga ama rugta caafimaadka ee xaafadaaada ama rugta caafimaadka jaaliyda. Marka loo baahanyahay qalab khaas ah, waxa khasab inaad ku booqato cisbitaalka deegaankaaga.
Adeegyada lagu kabo adeegyaada GP-ga (dhakhtaarka guud)
Services to complement GP services
NHS Direct – 0845 46 47 – waa talo asturan oo 24-sacood oo telifoon iyo macluumaad ay ka shaqeenaayaan neerasyo iyo lataliyayaal.
Astaamaha iyo daweenta jabtida, Chlamydia-da iyo Xabada.
Gonorrhoea, Chlamydia and Syphilis Symptoms, treatment and facts
Macluumaadka halkan ku qoran intiisa badan waa dabaqi kartaa meelkasta oo aad joogtid ee kuma xidhna wadan keli ah. Hasa yeeshee meelaha qaarkood sida ‘xagee taageero u raadsataa’, ‘daweenta’ iyo ‘tijaabada’ waxa ay khuseeyaan oo keliya UK.
Calaamadaha miyir dhinaanta (Asperger syndrome): waxa inaga inoo tahay
Asperger syndrome: what it means to us
Calaamadaha miyir dhinaantu waa naafo ka mid ah xanuunada maskax dhinaanta. Daaweenteeda waxa la siiyaa dadka aad moodid in aad ugu darantahay. Buugan yari waxa kuu sharxayaa calaamdaha miyir dhinaanta siduu inoo saameeeyo maalin kasta, iyo wixii taageero ah inoo diyaara.
Culays dhibaato kadib
Post Traumatic Stress
Shilka dhibaato wuxuu noqon karaa wax kasta oo aan caadi ahayn oo dhacdooyinka maalin kasta ah oo qof cidhiidhi gelin kara. Waxaa muhiim ah inaad fahanto aafada shil kadib aad la kulantaa ay yihiin caadi ah yihiin, mana aha astaamo liidasho, ama isku buuq. Buugan yari waxa qoray culimada cilmiga nafta, waxa ujeedadiisu tahay inuu kaa taageero fahanka dhacdooyinka, iyo in uu kuusii iqtiraaxyo wax ku ool ah sidii aad isu taageeri lahayd.
Daryeelka caafimaad ee qaran (NHS): xalilida khilaafka
NHS health care: Resolving disagreements
Hadii lagaa soo qaaday inaad xaq ulahayn daryeelka joogtada ee NHS, ama aad ka muransantahay xadka xanaano ee aad heshid, marka hore kala tasho agaasimaha PCT-da. Waxa jira agaasime ku shaqo leh daryeelka caafimaad ee joogtada ah iyo isuduwe ka masuul ah RNCC-da.
Daryeelka qof isbitaal ka soo baxaya
Caring for Someone Coming Out of Hospital
Waxay noqon karta wakhti werwer leh, haddaad ka fekerayso daryeelka qof isbitaalka laga soo saaray oo aan iyagu isu xanaanayn karin sidii waqtigii hore.
Daweynta takhasuska caafimaadka qaran (NHS) iyo khidmada cisbitaalaada
Specialist NHS treatment and hospital services
Hadii xaalkaagu u baahanyahay rayiga takhasus, waxa laguu gudbinayaa la taliye ku takhasusay daweenta (xanuunka) gaarka ah. Baluntu had iyo jeer waa cisbitaalka guud ee xaafada. Si kasta ha ahaatee wadanka meelo ka mida la taliyahu wuxuu balan ku qabtaa xarunta dakhtarka guud GP-ga ama xarunta caafimaadka.
Diyaarinta Daryeelka Bulshada
Preparing for a Community Care
Xaashidani waxay ka kooban tahay qoraalo cawinaya, dadka qaba waxbarashada naafada iyo daryeele yaashoodu, marka ay doonaayaan in ay codsadaan taageerada ay bixiso hay’adda daryeelka bulshadu iyo eegis iyo hubin loogu samayn lahaa arrintooda.
Foojignaanta Caafimaadka
Health Awareness
Foojignaanta caafimaadku, waa u fiirsaahada sida uu jidhkaagu u eeg yahay iyo siduu wax u dareemo iyo wixii adiga kuu muuqda caadi,si aad u dareento haddii ay kugu yimaadaan wax isbedelo ihi. Xaashidan xaqiiqada sidaa,waxay ku tusinaysa wixii la yeeli laha, haddii calaamado iyo raadad ay ka muuqdaan jidhkaaga.
Helitaanka alaab qof ka caawisa fududaynta iyo hanashada nolol maalmeedka
Getting Products that Help Make Someone's Life Easier
Waxa jira alaab badan – oo ay ka midyihiin koobabka laba dhegoodla ah ilaa kursiyada naafada ee tamarta dab-dhalinta ku socda – kuwaasoo farshaxan ahaan loo habayey qaab dadka naafada ah ka caawisa u fududaynta gudashada howl nololeedkooda.
HIV AND AIDS: MACLUUMAAD ASAASI AH
HIV AND AIDS: BASIC INFORMATION
Buugan yari wuxuu sharaxayaa waxa uu yahay HIV & Aydhisku. Sidee qofku u qadaa HIV-da, iyo baadhista HIV-da
Hordhac ku saabsan xanuunada galmada lagu kala qaado
An Introduction to Sexually Transmitted Diseases
Xanuunada galmada lagu kala qaado (STD) waa xanuuno jidhku isu gudbiyo. Waxa sababa waa bukaano, iyo bakteeriya. Waxa loo yaqaanaa xanuunada galmada lagu kala qaado
ilma qoolan
Ectopic Pregnancy
Ilma qoolan (Ectopic Pregnancy) waa xanuun caadi ah, astaamo nafta khatar gelinaya oo hela 100 dumar ee uuraystaba mid. Waxay dhacdaa marka ilmuhu galo meel aan ahayn ilma-galeenkii. Marka ilmuhu sii waynaadoba wuxuu keenaa xanuun iyo dhiig-shub. Qoraalkanu wuxuu sharxayaa waxa keena ilmaha oo qoolma (ectopic pregnancy –ga) iyo sidii loo maamuli lahaa.
Is qorida dhakhtarka (GP-ga)
Registering with a GP
Qof kasta oo ku nool UK wuxuu xaq u leeyhhaay inuu is qoro GP. Xuquuqdanu waxay ku xidhaantahay degenaashaha ee kuma xidhna dhalasshda iyo cashuur bixinta. Waxaad dooran kaartaa GP, haadii aan liistadoodu buuxin aanay ku aqbalayaan.
Kobcinta caafimaadka maskaxda
How to improve your mental wellbeing
Buugan yari wuxuu sharxayaa waxa daryeela caafimaadka maskada dadka, iyo waxay u dhacday in dadka qaarkood u jilicsanyihiin isku buuqida maskaxda, iyo wixii aad ku kobcin lahayd caafimaadka maskaxda. Waxa kale ay soo bandhigaysaa sidaad qof kale u daryeeli lahayd, adigoo baahidaada daboolaya.
Taageero xaga kharashka caafimaadka dadka waaweyn
Help with health costs for older people
Ururka ‘Age Concern’ waxay helaan codsiyo ah inay jiraan taageero daweenta ilkaha, muraayada, iyo safarka cisbitaalka dadka shaqo ka fadhiisiga ah ee dakhligoodu yaraa, laakiin aan xaq u lahayn ‘celista la balan qaaday’ [guarantee credit], qayb kamid ah beenshan celiska.
Waa maxay dhakaakuhu (miyir-dhinaan ama autism)
What is autism?
Inkastoo la ogaadey markii ugu horeesey sanadkii 1943, dhakaakuhu waa naafo aan aad loo aqoon. Haddana isdhaafka dhakaakuhu wuxuu taabtaa ilaa 500,000 oo reer oo UK ku nool.
Waxbarashad naafada
Learning disability
Xaashidan xaqiiqada sidaa, waxay hor dhac u tahay waxbarashada naafada.Waxbarashada naafadu waa,nooc ka mid ah noocyada ugu caansan naafooyinka ka jira dalka UK.
Waxbarashad naafada
Community Care - an overview
Xaashidan xaqiiqada sidaa, waxay hor dhac u tahay waxbarashada naafada.Waxbarashada naafadu waa,nooc ka mid ah noocyada ugu caansan naafooyinka ka jira dalka UK.
Xanunka diiqada ee umusha
Post Natal Depression
Diiqada umushu waa xanuun soo mara umusha ugu yaraan tobankii (dumarba) hal marka ay ilmo dhalaan. Buugan yari waxa loogu talogalay dumarka ku sugan diiqada umusha ka dib iyo asaxaabtooda iyo reerahooda.