Skip Navigation | Accessibility

information, advice, guidance and learning materials in community languages

Shaqaaleynta
Employment

Dakhli (mushahar)
Bogaganu waxaay kuu sheegayaan xuquuqda shaqaalaha ee ku saabsan mushaharkooda. Imisay tahay inay qaataan iyo sidii ay u xoogin lahaayeen xuquuq-daas.
Heshiisyada shaqada
Employment contracts
Bogaganu waxay kuu sheegayaan wuxuu heshiis shaqo yahay, iyo sidu u shaqeeyo, iyo wixii aad xuquuq ku leedahay heshiiska shaqo.
Xuquuqda iyo gunnada fasaxa
Xeerka waqtiga shaqada 1998 wuxuu shaqaalaha siinayaa xuquuqda sharciga ah ee ugu yar ee ku saabsan fasaxa sanadkii. Tani waan inta ugu yar ee asaasiga ah ee uu bixinayo shaqo bixiye, hasa yeeshee wuxuu bixin karaa shuruudo heshiish oo ka deeqsisan.