Skip Navigation | Accessibility

information, advice, guidance and learning materials in community languages

Socdaalka
Immigration

Codsiga Magangelyo
Claiming Asylum
Qoraalkanu waxa uu sharaxayaawixii muhiim ah ee magangelyo doone u baahanyhay inuu ogaado. Waxa kugu imankara waxay ku xidhanyihiin xaaladahaaga gaarka ah iyo nidaamka dawlada UK isticmaasho. Waa inaad talo khabiir marka ugu horaysa ee aad awoodid raadsato.
Codsiga magangelyo: maxaa dhacaya marka aad codsado?
Claiming asylum: What happens when I apply?
Dhowr heer baad maraysaa, dhowr waxna way dhacaan marka codsigaaga la eegayo. Dadka dalbanya kuligood nidaam ma wada maraan.
Codsiga magangelyo: xuquuqdaada marka aad sugaysid
Claiming asylum: your right while you are waiting
Qoraalkanu waxa uu kuu sheegayaa sidii aad taageero u codsanlahayd, wixii aad heli karto, meesha lagu geynayo, iyo marka taageeradu kaa dhamaanayso, iyo dheeraad.
Is Booqashada Qoysaska
Family Visitors
Xaashidani waxa leh dadka doonaaya in ay u codsadaan fiise xubin qoyska ka mid ah oo dadkoodu degen yahay UK.Waxa ay sharxaysa waxyaabaha aad u bahantahay, int aanad fiisaha codsan, waxyaabaha dhaca marka aad codsato,iyo sidii aad abiil u qaadan lahyd; haddii codsiga arjigaaga la diido. Waxa kale oo ay faa’ido u leedahay dadka doonaaya dadkooda in ay ku keenaan boqasho gaaban ama deeq wax barasho dalkan UK.
Korsiga caruurta
Adopted Children
Maqaalkanu wuxuu sharaxayaa sharciga soo gelista ee ku saabsan caruurta waalidiintood u imanaya, ama waalidkood degan wadanka U K.
Ma waxa aad tahay dumar laajinimo ka dalbanaya UK
Are you a woman seeking asylum in the UK
Bogaganu waxay taageerayaan dumarka dalbanaya laajinimo (qaxootinimo).
Macluumaadkanu waxa uu khuseeyaa England, Wales iyo Scotland iyo Northern Ireland.
Frequently asked questions about immigration
Macluumaadkanu waxa uu khuseeyaa England, Wales iyo Scotland iyo Northern Ireland.
Maxay noqonaysaa natiijada codsigayga magangelyo?
What will be the outcome of claiming asylum?
Qoraalkanu waxa kuu sharxayaa sadex heer oo kala duwan oo marrayso, iyo waxaad samayn lahayd hadii codsigaaga la diido.
Shaqaalaha guryaha
Domestic workers
Nuqulkanu waxa uu kuu sharxayaa haddii aad imanaysid UK si aad ugu shaqayso shaqo-bixiye adoo ah adeege guri. Waa tusmo keliya oo ka jawaabaysa su’aalaha inta badan la is waydiiyo.
Sidaad u heli lahyd talo fiican oo ku saabsan magangelyada
How to get good asylum advice
Marmar Home-Office-ku wuxuu sameeyaa khaladaad, markaa talo la’aan way adagtahay inaad ogaatid, ama dareentid sidaad isu difaacdid. Asaxaabtaadu waxay ku siin karaan talo, laakiin nidaamku wuu is bedelaa inta badan, markaa talo sharci oo haboon doono.
Taageerista dadka magangelyo doonka ee UK
Support for asylum seekers in the UK
Haddii aad UK magangelyo waydiisatay waxaad xaq u leedhay in taageero lagu siiyo (meel aad degto, iyo lacag aad cuno iyo maryo siisato) inta codsigaaga go’aan laga gaarayo.
Taageero wixii dhibaato ah ee la xidhiidha soo gelista
Help with immigration problems
Kantaroolista soo gelista, iyo dhibaatooyinka u baahan talooyin ku waajahan soo gelida iyo dhalashada, liiska talo-bixiyaasha, ururada ku caawin kara, garyaqaanada gaarka ah, taageerada ku diyaarka xaafadaada.
Waa sidee hadaan doonayo inaan ka shaqeeyo UK (What if I want to work in the UK)?
What if I want to work in the UK?
Haddii shirkad wadankan ku taalaa doonayso inay shaqo ku siiso waa inay iyadu kuu codsataa ogolaanshaha.