Skip Navigation | Accessibility

information, advice, guidance and learning materials in community languages

Midabkalasooc - Sinaan la'aan
Racism & Discrimination

Fursado loo simanyahay
Equal opportunities
Bogaganu waxay hordhac u yihiin noocyada kala duwan ee sinaan la’aanta, sida wax uga qaban karto sinaan la’aanta, marka ay dhici karto iyo sifaheeda.
Fursado loo simanyahay: maxaad ka qaban kartaa sinaan la’aanta
Equal Opportunities (4): What you can do about discrimination
Bogaganu waxay soo bandhigayaan arimo ay ka midyihiin: sidaad wax uga qabanlahayd sinaan la’aanta ka dhacda shaqada, u tegista gudida shaqaalaha (employment tribunal), isticmaalka nidaamka su’aal buuxinta, iyo sida magdhowgu u shaqeeyo.
Fursado loo simanyahay: sianaan la’aanta la xidhiidha jinsiga (lab iyo dhadig)
Equal opportunities (2): Sex and sexual discrimination
Bogaganu waxay soo bandhigaan cadaadiska, iyo sinaan la’aanta la xidhiidha jinsida (lab ama dhadig) ee ka dhaca meelaha laga shaqeeyo, iskuulada, marka aad guri kiraysanayso, ama alaabo ama adeeg iibsanayso.
Fursado loo simanyahay: Sinaan la’aan (lagugu sameeyo) waxaad rumaysantahay iyo diintaada awgii
Equal Opportunities (3): Discrimination because of your religion or beliefs
Marka sinaan la’aantu ay sharci darro, tahay, shaqooyinka ka soo horjeeda diimaha qofku rumaysanyahay, ama dhaqanka, iyo arimo badan oo mowduucaa ku saabsan.
Fursado loo simanyahay: wax ka qabadka noocyada kale ee sinaan la’aanta
Equal Opportunities (5): Dealing with other types of discrimination
Tegista maxkamada, sidaad keeskaaga u bixin lahayd, xeerka xuquuqda bani-Adanimo, iyo sinaan la’aanta la xidhiidha da’da.
Sinaan la’aanta cida aad tahay (ama midabkaaga) – iyo waxaad ka qaban karto sinaan la’aanta
Racial Discrimination - What you can do about discrimination
Hadii aad la kulantay sinaan la’aan, marka hore ka feker waxaad ka qaban karto. Waxa jira sharci arintan wax ka qabanaya
SINAAN LA’AANTA IYO CANBAARAYNTA LA XIDHIIDHA HIV-DA
HIV-RELATED STIGMA AND DISCRIMINATION
AIDS-ku waa xanuun weyn oo aduunka ka jira. Dadka qaba HIV waa la cabudhiyaa (la cadaadiyaa) siyaabo kala duwan aduunka oo dhan.
Sinaan la’aanta ku salaystan qofka jinsigiisa (ee meelaha shaqada)
DISCRIMINATION ON GROUNDS OF SEXUAL ORIENTATION (in the work place)
Waxa sharci darro ah in sinaan la’aan ay ka dhacdo meelaha shaqada taas oo ku salaysan jinsiga qofka. Sharcigu waxa uu koobayaa shaqooyinkoo dhan marka lagu daro kuwa dadka shaqada geliya, shaqooyinka ku meel gaadhaka ah, dalacsiinta, bedelista, iwm.
Sinaan la’aanta la xidhiidha midabka (cida aad tahay) –xuquuqdaadi sharci
Racial Discrimination - Your legal rights
Ma’aha in cadaadiska iyo sinaan la’aanta la xidhiidha midabkaaga, ama qolada aad ka soo jeedo u dul qaadatid. Qoraalkanu waxa uu ku sharxayaa arimahaa.
SINAAN LA’AANTA LAB-IYO-DHADIG (ee meelaha shaqada)
SEX DISCRIMINATION (In the work place)
Sinaan la’aantu waxay dhacdaa marka qof, ama koox, lagula macaamilo si ay sinaani ka madhantahay waayo waa dhadig ama lab. Sharcigu waxa uu mamnuucayaa in sinaan la’aan ku salaysan qofka labkiisa ama dhadigiisa inay ka dhacdo meelaha shaqada.
sinaan la’aanta qof ee meelaha shaqada ee ku salaysan qofka diintiisa, ama waxa uu rumaysanyahay waa sharci darro.
DISCRIMINATION ON GROUNDS OF RELIGION OR BELIEF
sinaan la’aanta qof ee meelaha shaqada ee ku salaysan qofka diintiisa, ama waxa uu rumaysanyahay waa sharci darro.
Weerarada midabka ama diimaha
Racially and religiously motivated attacks
Weerarka ama jidh dilka noocan ahi waa mid qof dhaawac loogu gaysanayo diintiisa ama midabkiisa awgii, ama diin yari awgeed.